Deni oo go’aano deg deg ah ka soo saaray diidmada Shilinka ee degaanada Puntland

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa caawa soo saaray go’aano cusub oo lagu doonayo in wax looga qabto diidmada shilinka Soomaaliga ee ka taagan degaanada Puntland. Deni oo caawa qalabka warbaahinta kala hadlay shacabka ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhibaatada shacabka danyarta ah ka soo gaaray sicir bararka iyo diidmada shilinka Soomaaliga ah. … Continue reading Deni oo go’aano deg deg ah ka soo saaray diidmada Shilinka ee degaanada Puntland